Horumarka Cabdi Iley ee Gobolka Sitti(Sawirro)

Waxaad ka maqashaan kooxdda Cabdi Iley Gobolka Sitti waxaa ka jira horumar la taaban karo oo ay bulshadu ku nasatay sida
Biyaha oo loo qoday 40 ceel, wadooyin, waxbarasho, caafimaad iyo dhamaan adeegyada loo baahanyahay oo dhan dib ucurashadu waan ku diirsanay iyo wax la mid ah oo dhamaan lahayn ???

Waxaa jirta koox cusub oo loo baxshay (Heego) ama hoogayaal labaxay laakiin dadka shacbiga ah in korkiisa lagu been abuuro miyayna gaf iyo danbi aan meel loodayin ahayn. Fiiri hadaad damiir leedahay, fiiri hadaad caqligaaga ku socoto. Fiiri haday bili aadanimo wax uun kugu hadhay, fiiri hadaad dub naxa leedahay adiga hadii kursi lagu siiyay ama aad sugayso ama reernimo aad ku taageerayso ama aad u shaqaynayso shaqsi naftiisa u shaqaysanaaya. Haku gafin shacbi ceelna u qodnayn cidna u maqnayn, haku iibsan qadaadiic ku dhamaanaysa barje ama nolol maalmeed yar.

Dhamaan dhalinyarada deegaanka oo dhan haloo gurmado umada wexeegii lagga cunay laguna dul dhaantaynaayo. Taariikhdu waa qortaa ka xun iyo ka fiican baalkaad adugu rabto ka gal laakiin naftaada wax aanad u qaadeen dadkaaga ha u qaadin. Wax aad ilmahaaga u qaadeen ilmo kale ha uqaadin, wax aad hooyadaa u qaadeen hooyo kale ha u qaadin

Been aad aduguba ogtahay ha ku maaweelin dhalinyarada ee runta wanaag baysamaysaa ee runta sheeega waan ognahay In aanad ka hor imaan karin kuwa idin riixaaya ee ka leexda uun Barbaarta gadoodan ee xaq u Dirirka ah.

Hoos kaaga Bogo Hurumarka Cabdi Iley ka hirgaliyey Gobolka Sitti ee guud ahaan dalka Itoobia ugu biyo iyo khayraad badan.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, plein air et nature

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, plein air et nature

L’image contient peut-être : 1 personne, enfant et plein air

L’image contient peut-être : ciel et plein air

Ahmed Jamaal.