Qulqulatooyin ka dhacay magaalada Tadjourah(sawiroo)

Rabshaddaha Maanta gilgilay magaalada Tadjourah oo ku taal waqooyiga dalka Jabuuti ayaa la soo sheegey in ay ku dhaawacmeen dhalin yaro in muda ahba ka cabaynaysay shaqa la,aan gaadhay xad dhaaf iyo cadaalad daro ragaadisay nolol maalmeedka dhalinta reer Tadjouraha.

Magaalada Tadjourah oo ah magaalo qadiimi ah oo ku taal xeebta gacanka tadjourah ayay dawlada Jabuuti ku faanta in ay ka hirgalisay horumar baaxad wayn iyadoo marar badan sheegatay in ay tadjourah ka dhistay dekad caalami ah iyo wado casri ah oo isku xidha Jabuuti iyo dalka Ethiopia taas oo sidda ay mar kaste baahiso war baahinta Jabuuti ee ku hadasha fka dawlada in ay dhalinta Tadjourah ka heleen shaqooyin.

Haseyeeshee rabshadda maanta ruxay magaalada ayaa ku noqon doonta dawlada Jabuuti falaadh qalbiga kaaga taagan siyaasadda Jabuuti iyo Horumarkii la baahin jiray.

L’image contient peut-être : une personne ou plus et personnes assises

L’image contient peut-être : une personne ou plus, chaussures et plein air

L’image contient peut-être : plein air

L’image contient peut-être : feu, nuage, montagne et plein air

L’image contient peut-être : ciel et plein air

Aucun texte alternatif disponible.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, personnes qui pratiquent un sport, terrain de basketball et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus

L’image contient peut-être : ciel et plein air