Xaaladda Xeebaha Saylac oo degan

Xaalada magaalooyinka xeebaha gobolka Awdal iyo Salal wararkii ugu dambeeyey ee la xidhiidha ayaa waxey sheegayaan in roobab xoogan ka hooreen magaalooyinka Seylac oo uu roobab ka da’een kuwaasi oo aan wax khasaare u geysan degmada Seylac. Mana jirto waxa dabeylo iyo duufaano oo ka dhacaya magaalo Xeebeedkaasi Degmada Seylac .
Balse Dhinac kale waxa xaalada adag soo wajahdey magaalo xeebeedka Lughaya gobolka Awdal,halkaasi oo dabaylo xoogan iyo roobab ka da”een, kuwaasoo isgaadhsiintii deegaanadaasi ka gooyeen gobolka Awdal intiisa kale, waxana lagu soo warmayaa in bur bur xoogan soo gaadhsiiyey magaalo Xeebeedka Degmada Lugaya .
.
Wali ilaa imka intiisa kale dhulka lagama mar hayo xaalada ku sugan tahey taasi oo saaka 8 subaxnimo ugu dambeysey isgaadhsiin , mana jirto wax khasaare oo ilaa hada soo baxaya wixii warar .
Waxana boorama laga dareemayaaa gurmad deg dega oo loogu gurmanayo , magaalo xeebeedka lughaya .
Dadku waxay jogaan duleedka magaalada ha udarnaato idaacadays waxa dhimashada lagu sheegi karaa waa Dad aanbadnayn oo kunoqday magalada waxaa wajib inagu ah wa duco illahay inaan ubarino walaalaheen inuu nicad ugu badaloh iyaga iyoeduunyadooda

L’image contient peut-être : ciel, plein air, eau et nature

L’image contient peut-être : océan, eau, plein air et nature