Kani wuxuu ahaan jiray madaxa xafiiska dakhliga degmada Gota-Biki.

Kani wuxuu ahaan jiray madaxa xafiiska dakhliga degmada Gota-Biki. , magiciisu waa cabdiraxman rasaas wuxuu kuyimid dib ucurasho, waa Nin musuq badan oo dulmiga caddaysto wuxuu maalintii Ku qayilaa 5000 birr oo marka bishii la iskugeeyo noqonayso lacag tobannaan jeer ka badan inta uu mishaar uqaato waxaa lagu qiimeeyay oo kucaddaatay musuq badan iyo dhaca uu Biki ka gaystay laakiin nasiib darro waxaa abaalmarin looga dhigay oo loo badilay Isla xafiiska dakhilga Hadhagaala , maalintii Biki laga badilayna wuxuu kacalaalay uu ka ooyay in halkii uu laqabsaday iyo xisaab La’aan tii uu waayay , hadana wali Hadhagaala ayuu kasii wataa habdhaqankiisii dhaca ahaa , tusaale ahaan : wuxuu 7aadkan dhexdiisa tegay qabalaha Gabi ee dhulbeereedka leh wuxuu joogay 4 maalmood wuxuu qabay amma ku baxay lacag dhan 23,000 birr lacagtaa wuxuu kaqaatay Maxamed Cabdilaahi Waabari ( Maxamed Casood) oo ah ninka u qàabilsan dakhli ururinta degmada ee qabalaha Gabi waxaa isku dhacay gudoomiyaha cusub ee Hadhagaala iyo kan dakhliga oo lacagta dakhliga isku qabsaday kadib cabdiraxmaan rasaas wuu dafiray lacagtii oo annu maqabuu yidhi balse Maxamed casood wuxuu yidhi cad caddaan iyo cadaalad baa wax lagu kala wadaa ee qabalaha Gabi intaan wada tagno ayaan niwada horgayni qofkaste intuu kaqaatay lacag ee uu igu amray inaan bixiyo balse waa laga diiday waana laxidhay (Maxamed casood) oo uqaabilsan dakhli ururinta qabalaha Gabi , waa ayyaan daro kale oo dadka Gobolka haysato in Daalimka ladaayo oo ka Runta sheego laxidho

Cabdiraxmaan rasaas oo sidaa imika ah madaxa xafiiska dakhilga Hadhagaala waa qaamaysane aan bixin maqaayad iyo jaad iyo noloshiisa wuxuu Bulshada ka qaataba, inta badan wuxuu iska joogaa Dirir-dhaba uu kucunaa xaqa shacabka rafaadsan , isaga iyo kuwa badan oo wax la boobaba ha ogaadaan in uudhammaaday wakhtigii dulmiga ,iyagoo filayna si adag la iskaga qaban doono

Nikan Cabdi iileey iyo nidaamkiisa uumbuu matalaa ee cid kale in loo caayin dembigiisa.

L’image contient peut-être : 1 personne, debout, lunettes_soleil, ciel, plein air et nature
L’image contient peut-être : 1 personne, bandes