Degmadda Gablalu oo Duuffaanaddi SAGAR iyo Wax Qabad la,aanta Cabdi Iley(Sawirro)

Deegaanka Gablalu ee Gobalka Siti ayeey fatahaad ka dhacdey kadib roobab duufan wata oo ka da’ay. Wax gurmad ah ooy ka heleen maamulka ama Hay’ad majiro illaa hadda.

Maamulka Cabdi Iley iyo xerta reer Sitti ee hor boodda waxay mashquul ku yihiin aamaanta Cabdi Iley iyo been abuurka barnaamijyadda gacan ku rimiska ah.

 

L’image contient peut-être : ciel, océan, nuage, plein air, nature et eau
L’image contient peut-être : ciel, océan, nuage, plein air, nature et eau
L’image contient peut-être : ciel, plein air, eau et nature
L’image contient peut-être : ciel, nuage, plein air, eau et nature