DAAWO:-Dawlada Jabuuti Oo Deeq Iskugu Jirta Rashin Dawooyin Iyo Baco Ku Wareejisay Maamulka Somaland.

Jun 2, 2018,  Dawlada Jabuuti Oo Deeq Iskugu Jirta Rashin Dawooyin Iyo Baco Ku Wareejisay Maamulka Somaland Taasi Oo Loogu Talogalay In La Gaadhsiiyo Dadkii Waxyeeladu Ka Soo Gaadhay Duufaanadii Sagar.