EPRDF decides to fully implement the Algiers Accord.

The Ethiopian Peoples’ Revolutionary Democratic Front (EPRDF) has decided to fully implement the Algiers accord and the decision of the boundary commission established to demarcate the border between Ethiopia and Eritrea. This was announced in a communique the party issued after its Executive Committee meeting today.

The Algiers accord was signed between Ethiopia and Eritrea two decades ago to put an end to the bloody two-year conflict of 1998-2000 that claimed the lives of thousand soldiers on both sides. The boundary commission had awarded the contentious town of Badme to Eritrea.

The Front has also vowed to show commitment in the implementation of the accord in order to bring benefits to the brotherly people.

According to the communique, the Front further decided to partially and fully privatize state-owned enterprises including railways, industrial parks, hotels and varous manufacturing establishments.

The Committee announced that minority shares in parastatals like Ethio Telecom, Ethiopian Airlines, electric power generation plants, Shipping Lines and Logistics Services Enterprises be transferred both to local and foreign investors with the government retaining a majority stake in all.

Bildergebnis für badme eritrea

 

Ururka haya talada Ethiopia ee EPRDF ayaa maanta go’aan ku gaadhay in si buuxda loo fuliyo heshiiskii Algiers ee lagu xalinayay xasarada xadka u dhaxeeya Eritrea iyo Ethiopia. Waxaa kale oo uu xisbigu sheegay inuu aqbalayo go’aankii gudiga loo aasaasay inuu dib u calamadeeyo soohdinta labada dal.
Xogtan, oo lagu sheegay War-murtiyeed maanta kasoo baxay shirka gudiga fulinta ee xisbiga , ayaa waddada u xaadhi karta in Ethiopia iyo Eritrea ay xidhiidhkooda caadi ka dhigan.

Go‚aanka EPRDF ayayna wali dawlada Asmara ka jawaabin, laakiin shurudaha ay wadaxaajoodka ku xidhi jirtay waxaa ka mid ahaa inla hirgaliyo heshiiskii Algeries.
Hadii uu heeshiisku hirgalo, waxaa uu saamayn ku yeelan doona gobolka Geeska Africa oo idil maadama labada dal si dadban u taageeran jabhado badan oo ka jira mandaqada.
Saamayn intee la eg ayuu ku yeelan karaa jabhada ONLF iyo maamulka Soomaalida?