ANIGA QABIILKU MACNO IIGUMA FADHIYO, EE HA RUMAYSANINA KUWA YIDHAAHDA…” IDAAJAA OO HARGEYSA LAGU CASUUMAY.

Waxa Xalay Magaalada Hargeysa Casuumad loogu sameeyay Qoraaga Caanka ah ee Axmed Faarax Cali (Idaajaa), kaasi oo Maalmihii u dambeeyay Safar ku joogay Hargeysa.Qoraaga ayaa waxa Casuumadda loo sameeyay ka qayb-galay Abwaanno, Qoreyaal iyo Marti-sharaf kale oo ka mid ah Hal-doorka Bulshada Somaliland, kuwaasi oo Xafladda uga qayb-galay inay Maamuusaan Qoraa Idaajaa.

Idaajaa

Munaasibadda Casuumadda ahayd, ayaa waxa Abwaannada ka qayb-galay ka jeediyeen hadallo kaftan u badnaa, kuwaasi oo dhammaantood ku aroorayey dhaqankii Soomaalida ee hore, Waayaha Afka iyo Dhaqanka ee Xilligan Casriga ah.

Halkan Hoose ka Daawo Hadallada Idaajaa iyo Abwaannada halkaa ka hadlay