Caalamka Islamka oo maalinta barri oo Jimca ah u dabaaldagaya Ciida Al-Fitriga.

 

Bahda wakaaladda wararka ee XeerNews24 waxay Guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka u diraysa Hambalyo.

Dalalaka caalamka Islamka ah ayaa bilaabay dabaaldegga bilashada bisha Shawal kadib markii ay 29 maalmood ay soo soonaayeen.

Qaar ka mid ah dalalka Islaamka oo ay ka mid yihiin Sacuudiga, Qadar, Indonesia iyo Pakistan  ayaa ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay 1-da Bisha Shawaal sidoo kalena loo dabaal degayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah dalalka laga ciidayo maalinta berri ah oo ah maalin Jimce ah.