Xerti reer Sitti ee Ma Xishooto iyo Cabdi Iley oo waji gabax kala kulmay barbaarta Sitti(Sawirro)

Waxaa fashilmay oo waji gabax ku dhaamaaday Shir sasabasho ahaa oo udhexeeyay Barbaarta dulmiga diidan ee reer Sitti iyo rag ka tirsan maamulka uu horkacaayay Wiilka yar ee socod baradka ah ee Cabdi Ileey ugu magacaaban madaxweyne kuxigeen (Xamdi Aadan) markuu shirku furmay , ayuu Xamdi Aadan Barbaarta waydiiyay cabashadooda iyo siddi wax looga qaban lahaa ? Barbaarta ayaa ugu jawaabtay “ inaan Wala hadallo Hortaa waxaa shardi ah oo ka horreeyo inaad Soo siidaysiin dhammaan Barbaarta xaqdarrada ugu xidhan dire dawa iyo Gobale kalee sidda jeel ogaadeen ?
Balse Xamdi oo ah wiil yar oo qoofil ah siyaasad iyo qaabka wax loo furdaamin karo ka aaradaan  ayaa ugu jawaabay “ Barbaartu Anagay noo xidhanyihiin oo lama soodaynaayo ilaa aan anagu Soo fasaxnee cabashadiina sheegta ?

Intaa markay dhacday ayaa halmar ayaa loogasoo dareeray hoolkii Shirka waxaana magaalada Dirir-dhaba isqabsaday Kacdoon xoogleh oo cadhaysan .

# Xamdi kuwii siyaasadda uga horreeyay ba way Kari waayeen Barbaarta ee jigjiga sinabad ah ugu noqo oo utag Daalimkii kusoo diray

L’image contient peut-être : 1 personne

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes debout

L’image contient peut-être : 9 personnes, personnes souriantes, personnes debout, foule et plein air

L’image contient peut-être : 3 personnes, personnes debout et plein air

L’image contient peut-être : 1 personne, sourit, foule et plein air