Cabdi Iley Maanta wuxuu ku soo Baxay Diin Bilaa Qolof ah

Cabdi maxamuud Cumar (Ina iileey) wuxuu Soo maray heer uu geeska Africa wuxuu doono ka sameeyo cidduu doonana xasuuqo
.maantana halkuu joogo si cad Han uqiimayno

– siduu raiisal wasaaraha Cusub uyimiday ba waxaa sii wiiqmayso awooddii ay haysteen Tigreegii , taas oo kadhigan in awooddii Ina iileey isbidaayayna ay sii wiiqmayso
-waxaa labadilay taliyihii usarreeyay ciidanka Qaranka itoobiya oo Cabdi iileey garab u ahaa 
-waxaa labadilay taliyihii sirdoon ka oo Ina iileey garab u ahaa iyo dhawr kale oo labadilay
– waxaa la badilay taliyihii iyo laba kuxigeen oo haystay Qaybta Harargee oo Cabdi iileey toos ula shaqayn jiray , – waxaa laga daba badilay 48ilaa 50 taliye xigeeno iyo darajo hoose ahaa
-waxaa lagu jiraa Maalmahan in dhammaan ba ciidamada Harargee joogo oodhan kuwo Cusub lagusoo badilo Cabdi na aqoonin .
Siyaasi iyo yar iyo waynba waala arkayaa Cabdi maalmaha uhadhan inay yaryihiin , isaga oo fahmay inuu awood beelay ayuu Cabdi iileey si hoose reernimo uraadinayaa cid badisho oo hadhaw isaga iyo tigree ba badbaadin karto

hadaba Nika ay halkaa ka marayso awood La’aan iyaad arkaysaa qayb yaroo nagamid ah oo Odaynimo sheegani Inay ka dhigaan arinta mid qooys gaar ah loo jeedo oo la diidanyahay waxaan usheegaynaa inta lakhaldi iyo inta dawlad sii dumi rajo dhaqaale ka sugiba ogaada wax walba Ood samaysiin Cabdi iileey ma badbaadin kartiin , kuwa aad dhasheen ee nikhaldina taariikh xumo ayay nigu wadaan , siduu Tigree utegay buu Cabdi utegay , siduu Cabdi utagina way utagayaan kuwa dabasocdo ujeedadu waa Caqli iyo dareen yeesha , Danta guud iyo dhabarnimana wiilyar dartii ha uhoos marina , Laan yarna Geedka ay kutaalay waxkutahay ee geedku laanta wax Kuma ah

# Geedi badan iyo dawlado isbadilay waad usoo joogteen lkn ahaanshaha midnimo iyo dhabarnimo khaladaad shakshiyaad Kuma dunto ee taariikhdooda uumbay madoobaysaa

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes debout
Wariye; Laba-Doon.