DIGNIIN CULUS OO KU SAABSAN DIBAD BAXYADDA BARI EE MAGAALADA DIRE-DHABA.

                                            Digniin Culuus

L’image contient peut-être : texte

Wararka hada na Soogaadhay ismaamulka Magaalada Dire -dhawa waxa ay sheegayaan in canaasirtii cabdi farsho (Cabdi Iley)ee ka soo jeeda Gobalka Sitti ayaa saacadaa laa joogo ayay ku jiraan shir albaabadu uxidhan yihin kuna saabsan sidii loo fashilin lahaa banaabaxa lagu taageeraayo R/Wazaaraha Ethiopia oo maalinta bari ooy taarikhdu tahay june 24/2018 ka dhici doona isla magaalada Dire-dhaba.

Hadaba Qorshaha ay wadaan muxuu yahay ?

• Waxa laa soo sameeyay garamaan ay ku qoran yihin HEEGO.
• Waxaa la keenay magaalada Dire dawa dhalinta la magac baxday HEEGO .
• Waxaa larabaa in dhalinta jigjiga laga keenay iyo kuwa ku sugan magaalada Dire dawa in loo xidho dharkaas,waxaana looga jeeda in ay isku dhac iyo qalaalaase ka abuuran dhaliyaradaasi bannaanbaxaysa
• Waxaa laa qorsheeyay in layska hor keeno labada qoomiyadood ee walaalaha ah Soomaalidda iyo Oromadda iyada oo halbeegto ku qoran Dire dawa Soomaalidda ayaa iska leh iyo wax la mid ah.
Sidaa darteen waxaan uga digaynaa dhamaan shacab waynaha ismaamulka magaalada Dire dawa gaara ahaan Barbaarta sitti in aad ka foojignaataan shirqoolkaas isla markaana waxa lid ku ah Banaanbaxyada eed la kulan taan ku war galisaan laama amaanka ee Ismaamulka magaaladeena Dire dawa.
Ugu danbayntii waxaan u sheegaynaa cid walba ooy qusaysoo dhibaatadaa halkaas ka dhacda in ay ka danbeeyaan nimanka maamulka jigjiga ka tirsan ee ka soo jeeda Goobalka sitti ee uu horkacayo XAMDI.

L’image contient peut-être : texte