Shil Gaadhi oo Dhimasho iyo Dhaawac Geystay oo ka dhacay Hadhagaala(Sawirro)

Markale maalin maadoow oo murugo leh oo  ka dhacday degmadda Hadhagaala ee Golbolka Sitti.
waa marki 3aad ee sidan oo kalee ay  ka dhacdo degmadda
Sannadki hore dhamaadkisa bay ahayd wuxuu shilkan oo kale ayaa dhacday degmadda.
Gaadhiga shalay ku gadoomay Hadhagaala wuxuu ka baxaya magaalad Diri -dhaba kuna sii jeeday
degmada Hadhgaala ayaa ku rogmaday Hadhagaala waxay  ka mid tahay
deegmoyinka uga dhaqalaha badan gobolka sitti sababta keenta mar kaste in ay dhacaan shilalkan foosha xun waxaa ugu wacaan waa wadooyin la,aanta iyo sharci iyo maamul aan ka jirin,

Aucun texte alternatif disponible.

L’image contient peut-être : plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, plein air et nature