Daawo Sawiradda (HEEGO-HEERA) iyo Dhaygagga iyo Dhabanahayska reer Biki

 

 

Qofka beni,aadamka waxaa lagu kartaa addoo aan la hadlin ama wax waydin muuqaalkiisa farxad iyo muruugo xaaladda uu ku sugan yahay bal u fiirsoo qayb kamid ah shacabkii reer Biki oo sidda la sheegey loo xidha garamaan lagu soo dheehay (Heego) oo ah wax lagu sheegey urur siyaasadeed laakiin ah askarti Cabdi Iley Liyuu Booliska oo dhar shicib loogu soo labisay Hadaba waxay doonaan habba ahaadaane ma yihiin dad ay wajiyadooda ka muuqado farxad ay ku faraxsayihiin shirka loogu yeedhay?

Waa shacab si qasab ah lagu keenay qaarkoodna la soo laaluushay oo la soo afduubay oo kala shakisan kuwaa maamulka isku sheegi qudhoodda ayaa dhafooradda haysta sababto waxaa ay sheegayaan way ogyihiin in ay been tahay Cabdi Iley iyo Xerta reer Sitti ee dhuuniqaatayaasha ahna wakhtikoogi dhamaaday.

L’image contient peut-être : 3 personnes, personnes assises

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes assises

L’image contient peut-être : 5 personnes, personnes assisesL’image contient peut-être : 6 personnes

L’image contient peut-être : 5 personnes, personnes assises et intérieurL’image contient peut-être : 8 personnes, personnes souriantes

L’image contient peut-être : 6 personnes, personnes debout et intérieurL’image contient peut-être : 8 personnes

L’image contient peut-être : 7 personnes, personnes assises et intérieur