MuwaadinSoomaaliyee oo reer Waqooyi ah oo Runta u sheegey Hargeysa.

Muwaadin Soomaaliyeed islamarkaana kasoo jeeda gobollada Waqooyi oo lagu magacaabo Xassan Cabdi Caynaanshe ayaa doc ka duwan tii lagu “marin-habaabiyay” umadda Soomaaliyeed ka tusiyay taariikhda 26 Juun oo ku beegan maalintii ay xorriyadda ka qaateen gobollada Waqooyi gumeystihii Ingriiska khalad lagu Saxo tiirabba ka qarawayn.