kacdoonka Barbaarta Sitti iyo Warar Goos-Goos ah.

1.Waa Barbaarta degmada Erer gaar ahaan qabalaha magaalada Casbuli oo diidan dulmiga sii dhacaayo ee Cabdi iileey iyo Dib-Curashaddisa

Waa gabagabo iyo gabal dhacay uhadhan yahay maalmo yar.

L’image contient peut-être : 4 personnes, personnes souriantes

L’image contient peut-être : une personne ou plus et plein air

 

 

2.Warar xaqiiq ah oo hubaal ah
Waxaa shalay saacado badan lagu xidhay Dirir-dhaba miig maqiiqane Mar dambe ayaa waas/damiin lagusoo daayay , loona sheegay inuusan magaalada ka bixi Karin ay dacwado uyaaliin

Sidoo kale waxaa dacwado isku dhacyada ay Bulshada ka dhex wadeen iyo aflagaadadii ay samaynayeen dacwado loogu furay Xamdi Aadan ,c/xakiim iyo Nika kumagacaaban madaxa xisbiga laanta Dirir-dhaba (Suubane) oo Cabdi iileey wakiil uga ahaa Inay Dirir-dhaba iskudhacyo iyo dhibaatooyin ka dhex abuuraan

Waxaa kalo oo kiisas lagu haystaa oo ladabajoogaa Nika kumagacaaban hoggaanka nabadgelyada ismaamulka Dirir-dhaba oo aad ururiyay iskudhacyadii malkajabtu iyo Dirir-dhaba iyo xadhigii Barbaarta uu kuhayay

Kuwa degmooyinka kusilcini Barbaarta ee alshabaab kusheegi ee odayahana been usheegi , hawshooda waa lagu jiraa halkoogaa loogu iman.

 

3.Wali Kacdoonadu meelo badan ayay kasii socdaan , waxay aad udiidanyihiin nidaamka dulmiga ah iyo xaqdarrada lagu beegsani Barbaarta xaqdoonka nabadaysan kujirto

Waa shalay iyo magaalada Malkajabtu ee ka tirsan ismaamulka Diri-dhaba.

Hawshu marxaladihii udambeeyay ayay gashay , shirar iyo abaabul xooggan

Hawadoo culus awgeed video yadu way Soo socdaan in Shaa Allaah

L’image contient peut-être : une personne ou plus, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus et personnes debout

L’image contient peut-être : 1 personne, debout, foule et plein air