Jabhadda Oromo ah ayaa weerar gaadmu ah ku soo qaaday degmada May,so

Waxay maanta ciidamo aad u hubaysan oo Oromo ah weerar xoogan kusoo qaadeen Qabalaha Soomadaaye oo ( 2km )ujiro magaalada Ma’ayso weerarka Wuxuu geystay  dhaawac ah 13Qof dhimashadana ilaa Afar Qof bay maraysaa.

1.Sheekh Aadan ciigal,

2.Cabdilaahi Muuse Ibrahime,

3-Cusman Cabdile Ibrahim,

4. Marxuunka  afaraad magiciisa ma helin  Allah yarxam dhammaan

Dagaalka oo mudo badan socday waxaa la Isla galay magaalada Ma’ayso Waxaana lasheegayaa Inay ciidamada federaal ku kufureen raasta , wali wax gurmad ah oo maamulka jigjiga kasoo gaadhay lama hayo , halka budhcadda liyuuguna magaalooyin ka udhaw shacabka ku dulmayaan

Waxaan ugu baaqaynaa Maamulka liito ee dib ucurashadu Inay isaga baxaan Deegaanka iyaga iyo liyuuga ay guryaha dhex dhigeen ba maadaama ay waxba xil iyo masuuliyad iska saarayn shacabka la gumaadi , dawladda federal kuna waa inay si dhaqso ah ujoojisaa xasuuqa sii kordhaayo meel walba Deegaanka