Warar Goos-Goos ah iyo kacdoonka Sitti

Maanta waxaa Magaalada Hadhagaala guri kaste Laba liyuu booliska hubaysan ah baa la hordhigay , waxay uhaystaan in shacabka la xasuuqay ay yihiin kaliya inta guryaha kujirto ,

Waa daandaansi iyo dullinimo kala in shalay la idin xasuuqo maantana guryaha qoryo niniila horjoogsado , waliba waxaa aad ciil badan in ragga Cabdixakiim kujiro ee budhcadda niisoo diray ay wali nidaawanayaan ood sheekadooda dhagaysanaysiin iyagoo Hadhagaala joogo.

L’image contient peut-être : une personne ou plus et plein air

L’image contient peut-être : plein air

Waxaa galabtii ilaa xalay lasoo buuxiyay magaalada Hadhagala budhcad liyuu ah oo dhawr boqol ah , sidoo kale waxaa lasii kordhiyay ciidamo federaal ah , ugu dambayn waxaa lagu amray ciidanka federaal ku intuu waagu baryin Inay kasaaraan dhamaan liyuuga hubaysan magaalada, xalay saddexdii iyaa laga saaray liyuugii (intoodii badnayd ee shalay lakeenay)waxaa kusii hadhay tiro aan aad ubadnayn oo horay usii joogtay oo maleeshta lashaqaysato , oo saaka joogo Hadhagaala

Waxaa dhex wareegayo magaalada federaal Amar lagu siiyay Inay wax walba sharciga waafajiyaan ay gacan bir ku qabtaan cid walba oo ku lug leh xasuuqa shacabka nabadaysan

Waxaa dhaawaca iyo maydka iyo meel walba ay rasaastu gaadhay sawirtay Nika usarreeyo ciidanka federaalka ah , waxaa kaloo la sheegayaa in uu hooyooyin ka iyo Odyaha lakulmi uu arintu siday udhacday kala hadli , waxaanse usheegaynaa odyaha iyo shacabku Inay wax Shir ah galin ilaa xasuuqan ciddii gaysatay loosoo dhiibo budhcadda hubaysana dhammaan laga saaraayo magaalada

Sawirku waa Gabadha dhimatay (Allah yarxam) iyo rasaastii tareenka ugu dhex tagtay ee lagu dilay

Aucun texte alternatif disponible.
Aucun texte alternatif disponible.

Waxaa xalay isku dhac gadood ah oo ka dhici gaadhay magaalada Ayshaca, iyaa saaka si xaqdarro ah loo xidhay 13 kamid ah Barbaarta Degmada Ayshaca oo aad uga dhiidhiday xasuuqa loo gaystay shacabkii tareen saarnaa ee Hadhagaala agteeda

Waxaa Barbaarta xidhay nika kumagacaaban hoggaanka nabadgelyada degmada Ayshaca Maxamed indho , waxaa wali lakeenin oo iyaguna jigjiga lagu reebay 11 kamid ah Barbaartii Dhegagoo iyo Biyo-Qaboobe laga qaaday bilawgii Kacdoonka waxay ahaayeen 16 Qof waxaa kaliya lasoo daayay maalin dhaw 5 Qof , Maxamed indho iyaa horay u iibsaday

Waxaa la sheegayaa in Miig iyo Cabdi iileey Isla garteen Inay usii joogaan 11kuba jigjiga haddii uu miig Soo dejin Kari waayo Barbaarta Sitti na uu kuwan kusii xidho jeelka jigjiga

Waxaan ugu baaqaynaa shacabka degmooyinka dullinimo niima hadhin inigoo gabdhihiini ninigu Hor xasuuqay in hadana xadhig Isla maanta loogu daro dhalintiina , dhimashadaa dhaanto nolosh dullinimada ah eed daawanaysiin kaca oo meel iska saara budhcadda hubaysana iyo inta ay wataan ba

L’image contient peut-être : 1 personne, sourit, assis