Sawirka Maanta iyo Sidda Cabdi Iley loogu bahdilay Addis Ababa.

Dhamalaash Gebre Michael oo ahaan jirey hogaanka nabadgalayada ee is maamulka dawlad goboleedka Oromia maantana  ah kuxigeenka madaxa sirdoonka dalka Ethiopia weeye ninka sanka farta kagaliyey Cabdi Iley(Finnixaar).

Sawirka dambe waaba loo baryaaya oo odeyga koofiyadda xidhan iyo wiil Oroma ah ayaa gacanta ka qaban  ufiirso. Maatida iyo Birmagaydada Soomaaliyeed ayuu Cabdi Iley ka adagyahay ee rag iskama dhicin karo.

L’image contient peut-être : 2 personnes

Dhacdadab markay Cabdi Iley ku qabsaday magaalada Addis Ababa maalmihii la soo dhaafay wuxuu Cabdi Iley usoo baxsaday magaalada Jigjga  oo uu sidda caadada u ahayd ka bilaabay cay.

caqli xumadda Cabdi Iley aduunka ma jiro meel nin madax looga dhigey gobol wuu dawladdi xilka u dhiibtay ku macaaraddu waa hab dhaqan lagu bartay maamul goboleedada dalka Soomaaliya oo ah dal burburay laakiin Itoobiya kama surtoobayso in u Cabdi Iley marna bishaar iyo dhaqaale u doonto marna kula dhaqmo dhaqan jabhadeed.