Deg Deg Daawo Mudaharaad lagaga soo horjeedo maamulka Cabdi Iley oo hadda Kasocda magaaada Jigjiga iyo Rasaas la maqlayo.

Kacdoonkii barbaarta Sitti ayaa maanta si rasmi ah ugu fiday dhamaan gobolada kililka5aad ee Soomaalidda Itoobiya. waxaa maanta magaalada jigjiga ruxay dibad baxyo lagu diidan yahay maamulka Cabdi Iley oo hadda maalinba maalinta ka dambaysa hawadda ka sii baxaaya.