Soomaaliwaynay soo dhawaadda

Barbaarti reer Sitti oo ku dhawaaqi hadal aan Soomaali kale mudda dheer laga maqal oo ah Soomaaliweynay soo dhawaadda, waa wufuud Soomaaliyeed oo ka kala socdda daafaha aduunka laguna marti qaaday shirka wada tashigga ee Soomaalidda Itoobiya,