(Sawirro)Shirkii wada tashigga Soomaalida Itoobiya oo furmi doona magaalada Diri-dhab iyo Ugaas Mustafe oo qaabilay wufuuda Soomaaliyeed.

Shirka oo ah mid ay ummadda Soomaaliyeed oo ku nool dalka Itoobiya kagga arinsan aayaheegga Siyaasadeed iyo is badal xooggan ee ka socda dalka Itoobiya ayaa mid ay ku kulmeen dhamaan qaybaha kala duwaan ee Soomaalidda Itoobiya shir nuucan oo kale ah waxay Soomaalidu ku qabsaday isla magaaladan Diri-dhaba Sannadkii 1993-kii waxaana lagu dhisay hanaan siyaasad ahaan murgacday ee Cabdi Iley kufsaday ujeedad ugu wayn ee shirkan wuxuu yahay in ay Soomaalidu iska saxdo wixii siyaasad ahaan ka qaldamay iyo cadaalada daradda maamulka Cabdi Iley u horseeday.

L’image contient peut-être : 1 personne, debout, bandes et gros plan

L’image contient peut-être : 3 personnes, personnes debout

L’image contient peut-être : 6 personnes, personnes souriantes, personnes debout

L’image contient peut-être : 4 personnes, personnes debout

L’image contient peut-être : 7 personnes, personnes debout

L’image contient peut-être : 3 personnes, personnes souriantes, personnes debout