Shirki wadatashiga Soomaalida Ethiopia ee magaalada Diri-dhaba oo si Habsami ah u socda(Sawirro)

Shirka oo ku biloowday siddi loogu tala galay ayaa galabta dib la iskugu soo laabtay ka dib marki duhurnimada la galay nasasho gaaban si wufuudu usoo qadayso Salaada duhurkana loosoo tukadu.

L’image contient peut-être : 1 personne, debout

Docdda kalee waxay gudiga barbaarta Sitti ogayssiin;

GUDIDA SARE EE BARBAARTA
Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan barbaarta ku dhaqan degmooyinka
gobolka sitti in maanta shir ay isla qaaten dhamaan gudida barbaarta iyo
dulmi diidka DIRI DHABE kusugan ay go aan cad iskugula meel
gaadheen in la iska saaro dhamaan daalimiinta dib ucurashada kuyimid
ee haraadsan in si DEG DEG AH ay iskaga saaraan oona loo kala hadhin
inta uu gabalku kadhicin
Hadaba waxaa uhor bilaabay go aanka degmooyinka # AYSHACA iyo
HADHAGAALE iyaga oo u midaysan ayay gacan bir ah iskaga saaren
waxaana la wareegay amniga ciidamada federalka iyo makalaakiyaha
Hadaba waxaan ugu baaqayna dhamaan degmooyinka kale ee gobolka
inuu gabalku uga dhicin yaanan loo kala harin si geesinimo
kudheehantahayna waa inad iskaga saartan wakhtigu waa gabo gabo
baalasha taarikhda gobolka ayaa niligu xusi doona insha allah waxaanad
ogataan inuu amar la isla qaatay oo xaga sare kayimid yahay
Xoolihiina iyo xaqiinana ka reebta iyaga oo gacmo marana kasoo baxsha
dhulka
Kaca kaca oo iska baxsha raga haraadka kuyimid
WAXA LA SUGAABA WAA IDINKA BARBAARTAY SI GEESINIMO
MUUJIYA WAA GABO GABO RAGU YE
waxaanan ugu baaqaynaa dhamaan dhagarqabayaasha budhcada
liyuuga iyo dibugurashoduba inay faarujiyaan gobolka
SOOMAALI WAY MIDOWDAY
27 KII SANNO EE DHUL XAALUFIBTA IN LAGA KABSADO AYAY
UKACDAY SOOMAALI.

L’image contient peut-être : 3 personnes, personnes assisesL’image contient peut-être : 9 personnes, personnes assises, foule et plein airL’image contient peut-être : 4 personnes, fouleL’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et fouleL’image contient peut-être : 7 personnes, personnes souriantes, personnes assises et fouleL’image contient peut-être : 3 personnes, personnes souriantes, personnes assises