Warar Goos-Goos ah oo ku saabsan shirka Diri-dhaba iyo Sitti(Sawirro)

Waxaa maanta si toos ah u bilaamay shirka wada tashiga Soomaalida Ethiopia ee magaalada Diri-dhaba,Waxaa aad loo adkeeyay Amniga magaalada Dirir-dhaba iyo agagaarka uu shirka wadatashiga Soomaaliyeed ka dhacaayo,

Waxaa goob walba taagan Qaybaha Barbaarta iyo Police ka is maamulka magaalada Dirir-dhaba oo iskaashanaayo sidii Amniga loo adkayn lahaa

Waxaa kusii qulqulaayo xarunta Shirka wufuudiii iyo dhammaan ka qaybgalayaasha Shirkan wuxuuna furmay jawi nabdoon shirka oo sidda ajeendohu yahay socon doona ilaa maalinta sabtida.

shirka waxaa lagu duco iyo Alla bari ka dibna waxaa xiggey ciyaaro hidde iyo dhaqaan soomaaliyeed ah heeso iskugu jirey soo dhawayn iyo guubaabo.

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein airL’image contient peut-être : 2 personnes, personnes souriantes, personnes deboutL’image contient peut-être : 3 personnes, personnes souriantes, personnes deboutL’image contient peut-être : 3 personnes, personnes souriantes, personnes debout et plein air

Geesta kale waxaa wali ka socda qaybo ka mid ah gobolka Sitti dulmigii ay ummadda reer Sitti ku hayeen dabadhilifyadda u shaqayn jiray Cabdi Iley oo hadda ka talin kililka Soomaalidda Ethiopia

Wali waxaa jaakaha ku jira Barbaartii degmada Ayshaca iyo qabaleeyada udhaw , waxaa guryahoogii ka barakiciyay oo tacaddi iyo xadhig kuhayo budhcadda hubaysan ee Liyuuga , waxaa xidhan dhawr Qof oon magacdooda helin wali

Cabdi farsho iyo nidaamkiisa dulmiga ah waa gabagabo uu ka dhammaaday degmooyin iyo gobolo badan ,.hajoojiyaan tacaddiga iyo beegsiga ay kuhayaan Shacabka nabadaysan waa barbaarti reer Ayshaca oo duleedka magaalada geedaha hoos hadhsan ka dib markii maamulka cabdi Iley soo caydhsaday.

L’image contient peut-être : une personne ou plus et plein air

L’image contient peut-être : 1 personne, plein airL’image contient peut-être : une personne ou plus, plante, plein air et nature