Xaalada Siyaasadeed ee Magaalada Jigjga oo Foolan

Wararka hordhaca ah ee naga soo gaadhi magaalada Jigjga waxay sheegayaan;

Kadib markuu Cabdi Ileey habeenkii xalay ahaa shiriyay golihiisii  wasiirada ayuu goaansaday inuu ku dhawaaqo Go,itaan uu ku sheegey in kililka 5aad ee Soomaalida ka go,idoono Itoobiya inteeda kale.

Arintaas jar iska xoornimda markay ogaatay Dawladda Federaalka Itoobay  iyaa talaabo ay kaga hortagi ficila fulaynimo ee Cabdi Iley waxayna xarumihii muhiimka ee kililka Ku wareejisay ciidamo fara badan.

Meelaha ay ciidanku waardiyaynayaan waxa ka mid ah madaxtooyada Cabdi Iley Hoolka shirarka baarlamanku ka dhacaan ee Qaryaan Dhoodaan iyo xarunti Beenta,Dhantada,ee ESTV iyo meel kale oo ku yaal dhamaan magaalada Jigjiga.

(kala Socda XeerNews24.com Kolba wixii soo kordha)

L’image contient peut-être : une personne ou plus, terrain de basketball et plein air

L’image contient peut-être : plein air

L’image contient peut-être : plein air

L’image contient peut-être : ciel et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes debout et plein air