Deg Deg Daawo Baabuur badan Oo lagasoo bililiqaystay Kililka 5aad Jijiga kuna qoran yihiin magacii Cabdi Iley Oo Somaliland lagu qabtay

Baabuurta waa hantidi ummadda ee Cabdi Iley ka boobay waxaa maanta ula baxsadda Hargeysana waa kooxdi uu Cabdi Iley dhawaan aas-aasay ee Heego.