Daawo:Xogo aan lashaacin oo haatan shegeysa in uu Muqdisho kusoo wajahanyahay madaxweynaha Eritrea.

Ayadoo maanta magaalada Muqdisho soo gaadheen wafdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibada ee dowlada Eritrea kasoo garoonka diyaaradaha ee Muqdishu uu kusoo dhaweeyay ra’isulwasaaraha dalka soomaaliya iyo wasiiro ayaa haatan waxa soo baxaayo warar dheraad ah oo ku saabsan booqashadda reer Erytrea.

Xogo caawa heshay War baahintu  ayaa shegaayo in wafdigaan ay usii gogol xadhayaan wafdi balaadhan oo kusoo wajahan magaalada muqdisho kasoo hogaaminaayo madaxweynaha dalka Eritrea kasoo dhawaan lagu wado in muqdisho soo gaadho.

Sido kale qabiiro dhanka siyaasada ayaa xogo kabixiyay wafdigaan iyo xidhiidhka indho la aanta ah dowlada soomaaliya la yeelaneyso dalkaan carqalad weyn ku ahaa amaanka gobolka gaar ahaan dalka soomaaliya.