Akhriso Cadaaladda Kornaylka Maamulka Hargeysa Xukuma!!

Haddi Aqliga,cadaaladda,iyo garashadda Muusa Bixii Siddan yahay aaway dadkii iyo beeshii uu ka dhashay ee culumo,caamo,aqoonyahan,dhalinyaro,haween iyo wax garad lahayd?
Soow raali kama ahaa waxaa socda waliba dulmigo kuma egga oo qudha maamulka Hargeysa ee wuxuu ka talaabay xuduudaha Soomaalilnad oo wuxuu uu talaabay ilaa Jabuuti oo sidaan oo kale beesha Muusa Bixii ugu xuubsiibteen iyagoo ka faadaysan Geelaha Jabuuti iyo ooridiisa oo Muuse Bixii la hayb ah.

 


Beesha Habar Awal : 45
Beesha Garxajis 21
Beesha Harti 16
Beesha Habr-Jeclo 21
Beesha Samaroon 13
Beesha Arab 9
Beesha Ayuub 3
Beesha Toljecle 3
Beesha Ciise 2
Beesha Gabooye 1
Beesha Fiqishini 1
Tirada Guud Ee Xilalka: 135

Beesha Habar Awal.
1. Wasiirka Arimaha Dibedda
2. Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsinta
3. Wasiirka Warfaafinta Iyo Dhaqanka
4. Wasiirka Hormarinta Waddooyinka
5. Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga
6. Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka
7. Mareeyaha Hawada Iyo Madaarada (Wasiir Qarsoon)
8. Mareeyaha Ka Hortaga Abaaraha Iyo Kaydka Raashinka
9. Guddoomiyaha Gobolka Gebiley
10. Guddoomiyaha Gobolka Selel
11. Guddoomiyaha Gobolka Saraar
12. Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Maroodi-jeex
13. Safiir Ka Jabuuti
14. Safiirka Sweden
15. Safiirka Finland
16. Safiir Ku-Xigeenka Ethiopia
17. Aggasimaha Guud Ee Madaxtooyada
18. Aggasimaha Guud Ee caafimaadka
19. Aggasimaha Guud Ee Maaliyadda
20. Aggasimaha Guud Maal-Gashiga
21. Aggasimaha Guud Ee Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada
22. Aggasimaha Guud Ee Qorshaynta Qaranka
23. Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexa
24. Agaasimaha Guud Ee Hanti-Dhawraha Qaranka.
25. Guddoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Yayada
26. Guddoomiyaha Diiwaanka Zakada
28- Guddoomiye Ku-Xigeenka Baanka Dhexe
29. Maareeye Ku-Xigeenka Labaad Ee Dekedda
30. Guddoomiyaha Maxkamaddda Sare
31. Guddoomiye Ku-Xigeenka Maxkamadda Sare.
32. Aggaasimaha Guud Ee Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa
33. Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland
34. Dhammaan Hoggaamada Ciidamada Qaranka
35. Taliye Ku-xigeenka Booliska
36. Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa
37. Maareeyaha Dekedda Berbera
38. Dawan Media Group
39. Komoshinka Xuquuqal Insaanka.
40. Taliyaha Ciidamada Dab-Damiska
41. Taliye Ku-Xigeenka Ciidamada RRU-da
42. Guddoomiyaha Hay’adda Bisha Cas Ee Somaliland
43. Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
44. Xubin Guddida Qandaraasyada
45. Safiirka Imaraatka (UAE)

Beelaha Habar-Jeclo
1. Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka
2. Wasiirka Dastuurka Iyo Golayaasha
3. Wasiirka Macdanta
4. Wasiirka Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada
5. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga
6. Wasiir Ku-Xigeenka Caafimadka
7. Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga
8. GudDoomiyaha Gobalka Awdal
9. Guddoomiyaha Gobalka Maroodi-jeex
10. Guddoomiyaha Hay’adda Tayada Cuntada
11.Gudoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Waddooyinka.
12. Safiirka Kenya
13. Safiirka Ingriiska
14. Safiir Ku-Xigeenka Dalka Kenya
15. Safiirka Midowga Africa
16. Aggasimaha Guud Arrimaha Dibedda
17. Aggasimaha Guud Ee Cadaaladda
18. Aggasimaha Guud Ee Hormarinta Reer Miyiga Iyo Deeganka
19. Aggasimaha Guud Hawlaha Guud Iyo Guryeynta
20. Aggasimaha Guud ee Ganacsiga WershadDaha iyo dalxiiska
21. Guddoomiyaha Qandaraasyada

Beesha Garxejis
1. Wasiirka Maaliyadda
2. Wasiirka Caafimadka
3. Wasiirka Ciyaaraha
4. Wasiirka Deegaanka
5. Wasiir Ku-Xigeenka Eaxbarashada
6. Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta
7. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer
8. GudDoomiyaha Gobolka Hawd
9. Gudoomiye ku-xigeenka Gobolka saaxil
10. Afhayeenka Madaxtooyada
11. Safiirka Ethiopia
12. Aggasimaha Boosaha
13. Aggasimaha Dastuurka iyo Xidhiidhka Golayasha
14. Aggasimaha Degmooyinka iyo dawladda hoose
15. Aggasimaha Gaadiidka
16. Guddoomiyaha Baanka dhexe
17. Taliyaha Ciidamada RRU-da
18. Taliyaha Socdaalka (Immigration)
19. Guddoomiye Ku-Xigeenka Gobolka Togdheer
20. Xubin gudida Qandaraasyada
21. Xubin Guddida Qandaraasyada

Beesha Arab
1. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta
2. Wasiirka Maal-Gashiga
3. Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibedda
4. Guddoomiyaha Gobolka Sanaag
5. Safiirka Qaramada Midoobey
6. Aggasimaha Ciyaaraha
7. Aggasimaha Beeraha
8. Taliyaha Ciidamada Booliska
9. Xubin Guddida Qandaraasyada

Beesha Ayuub.
1. Wasiir Ku-Xigeenka Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga
2. Aggasimaha Macdanta
3. Madaxa Hormariinta Mashaaricda Dalka

Beesha Toljeclo.
1. Wasiir Ku-Xigeenka Maaliyadda
2. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
3. Agaasimaha Guud ee Gaashandhigga

Beelaha Harti
1. Wasiirka Wasaaradda Biyaha
2. Wasiirka Hawlaha guud iyo Guryeynta
3. Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga
5. Wasiir Ku-Xigeenka Hormarinta Jidadka iyo Gaadiidka
6. Guddoomiyaha Gobolka Buhoodle
7. Aggasimaha Diinta iyo Awqaafta
8. Aggasima Amniga
9. Aggasimaha Warfaafinta
10. Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11. Mareeye Ku-Xigeenka Ka hortaga Abaaraha iyo Kaydka Raashinka
12. Taliyaha Ciidamada Badda
13. Guddoomiyaha Gobolka Sool
14. Guddoomiyaha Gobolka Xaysimo
15. Guddoomiyaha Gobolka Badhan
16. Xubin Guddida Qandaraasyada

Beesha Samaroon
1. Wasiirka Wasaaradda Beeraha
2. Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka
3. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Wershaddaha iyo Dalxiiska
4. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil
5. Gudoomiye Ku-Xigeenka Hay’adda Qaxoontiga
6. Aggasimaha Wasaaradda Biyaha
7. Aggasimaha Wasaaradda Tacliinta Sare
8. Aggasimaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga
9. Taliyaha Ciidamada Asluubta
10. Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha
11. Guddoomiyaha Ku-Xigeenka Gobolka Selel
12. Xubin Guddida Qandaraasyada
13. Safiirka Maraykanka

Beesha Ciise
1. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda
2. Aggasimaha Wasaaradda Waxbarashadda???