Daawasha Haboon Itoobiya oo ka fog in ay caga dhigato.

Oromo waxay si cad oo aan gabasho lahayn uu diidan tahay calanka Itoobiya mid cusub iyo mid horaba waxaa kaloo ay maqli karayn magaca magaalada Addis ababa oo ay Oromo u taqaan Finfinne.Amxaaro intaas oo dhanba ay ka soo hor jeedo rabshadda hada socdana waxay horseed u yihiin Oromo iyo Amxaaro seefaha isku soo affaysan.