DAAWO:Dhaqtarkii jar jaray Jamal khashoggi oo laga helay cadeeymo argagax kunoqday Turkida inta howl galka socday.

Bild könnte enthalten: 2 Personen

Sida laga soo xigtay qaar kamid ah saraakiisha sar sare ee dalka Turkiga ayaa shaaciyay shaqsiga jar jaray wariye Jamaal khashoggi oo labadii bishaan lagu dhex dilay qunsuliyada sacuudiga kuleeyahay magaalada Istanbul.

Sargaal Turkiga ayaa sheegay in hayaan shaqsiga dilay wariyahaas kasoo ah dhaqtar katirsan ciidamada sacuudiga waxuuna saraakiisha kale ka codsaday in ay sii dhageystaan muusik  inta uu jar jaraayo khashoggi.

Arintaan ayaa argagax kunoqotay bulshada caalamka waxaana laga yabaa in dhacdadaan Sacuudiga kala kulmaan ciqaab adag madaama si xun u dileyn wariye Jamaal khashoggi ayuu yidhi sargaalkan Turkiga ah oo magaciisa qariyay.