Banki soo diiday inuu shaqaaleeyo Shaqaale Qaraabo dhow Yihiin Wasiirka Maaliyadda.(Faddeexad)

Bankiga Horumarinta Africa ayaa Waraaq uu soo gaadhsiiyay Wasiirka Maaliyada Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle kaas oo ku gacan saydhay inuu shaqaaleeyo Shaqaale la shegay in ay  qaraabo dhowyihiin Wasiirka.

Sidda Ku cad Waraaqda diidamada ah ayaa Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyle Horay ugu Codsaday in ay shaqaysiiyaan dhalinyaro oo ku sheegay in ay yihiin shaqaalaha dowladda laakiin Gadaal laga soo ogaadya in shaqaalahaas yihiin Shaqalo si hoose loo soo xulay oo ay qaraabo dhow yihiin Wasiirka

Hadaba waxaa is waydiin Mudan la dagaaalanka Musuq Maasuqa uu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa meesha ka baxaysa Maadaama Wasiir Kamid ah Wasiiradiisa uu ku dhaqmayo Musuq Maasuq Cad iyo da jeclaysi.

Hadaba Waraaqda loo soo qoray Wasiirka Maaliyada C/raxmaan Ducaale Beyl ee jawaabta ah ayaa u qornayd sida hoos ku Xusan.