Kacddonki lagu Riday Cabdi Iley mid la mid ah oo ka socda galbeedka Sitti(Sawiro)

Shacabka Soomaaliyeed ee degan deegaanka Soomaaliyeed ee dhuuyar iyo deymeed ee kuyaal dhulka istiratiijigi ah ee dalka muhiimka u ah misana ay dhex marto laamida isu xidha Ethiopia iyo jabuuti oo ay gadiidyada badeecadaha kala duwan sida halka iskaga gooshaan gaar ahaan Garba-ciise,Cundhufo,iyo Cadayti ee sidda sharci darada ah ismaamulka canfarta loo hoos geeyay ayaa labadii bilood ee u danbaysay halgan adag ugu jiray sidii ay uga hoos bixi lahayeen dulmiga iyo guumaysiga maskaxeed ay kala kulmeen ismaamulka canfarta iyo tplf oo shacabka Soomaaliyeed dhibaato xun u gaystay waxaase inta danbe ka jiray abaabul kacdoon shacab isku xidh bulsho dhaqdhaqaaqyo xoogan gaar ahaaan labada degmood ee Cundhufo iyo Garba ciise oo dad ka jooga maamul iyo shacab ka dhan miyi iyo magaalo wada midoobay oo ay hormuud ka yihiin dhalinyarda iyo odoyaasha degmooyin ka iyaga oo bil ka hor iska caydhiyay maamul canfar isu sheegi imaan jiray iyo ciidan canfareedba kana manuucay in ay yimaadaan wax maamul isu sheeg ah oo yimaad Cundhufo iyo Garba ciise cadayti kadib waxaa gabi ahaan ba la joojiyay mushaarkii shaqaalaha xafiisyada oo awalba ah wax yaro naqan oo badh ahaa marka ay shaqaalihi bila mushaar noqdena waxaa gabi ahaanba istaagay adeegyadii asaasiga ahaa sida caafimaadka waxbarashada oo awalba ahaa caato aan la,aanta dhaamin oo wax walba u dhamaystirnayn ahaa sidaana ay ku wada xidhmeen dhamaanba xaruumihi caafimaadka iyo waxbarashadu magaalada cadayti oo iyadu ka sii xag jirta degmooyin ka kale aya waxa ka taagan dhibaatooyin badan sida dilal qorshaysan iyo uus xabaaal oo ay ka wadaan dawlada canfartu iyo shaqsiyaad dabadhilf ah sidasay tahay waxa dhagna u dhigayn oo iyadana dhaqdhaaq xaq raadis ah ka wada barbaarta cadayti ugu danabayn maanta oo ay taariikhdu tahay 19/12/2018 waxa si toos ah looga taagay labada degmood ee cundhufo iyo Garba ciise calanki degaanka Soomaalida oo isagu ah calankii hora ee la badalay xaga waxa cadayn ku ah in gobolkaas iyo bulsha waynta ku dhaqani uu isbadalka dalka iyo deeganka ka dhacay ee calankii la badalay wax walbana la badalay ay iyagu ka qatan yihiin gabi ahaanba isbadalka dhacay ha yeeshe degmooyin ki waxay leeyhin maanta laga bilaaba waxanu ka mid nahay Soomaali Region oo ay horay uga mid ahayeen waxayse codsanayaan in tageero daryeel ay dawlada Soomaalidu oo uu ugu horeeyo madaxwayuhu u fidiyaan adeegyada asaasiga

Aad ban ugu faraxsanahay go aanka geesinimo da leh ee ay muujiyeen wax kasta aya dhici kara ee garab istaag iyo gargaar ha loo fidiyo

L’image contient peut-être : une personne ou plus et foule

L’image contient peut-être : 1 personne

L’image contient peut-être : 2 personnes, personnes assises

L’image contient peut-être : 5 personnes, personnes souriantes, personnes debout et texte