Dhegeysi Haboon Is maamulkii Canfarta oo Afka Furtay kuna dhawaaqay in ay soo weerareen rag hubaysan oo shiish yahanno ah.

Warbaahin la,aanta ku habsatay dadkeena darteed waxaa la oga dulaankii iyo weerarki ay Oromadu ku soo qaadeen moyaale markay ay iska difaaceen geesiyaashi reer moyaale in ay warbaahinda gaarka ee Oromada ah iyo kuwa dawladuba ku dhawaaqeen in Al shabaab iyo argagixiso baa nagu soo duushay oo dad naga laysay siddo kale dulaankii iyo weerarkii shalay ay Liyuu Boolice kilal ka Canfartu ku soo qaadeen degmada Cundhufo ee gobolka dhuunyar kaas oo dhaawac iyo dhimashaba gaystay misana ay iska difaaceen naftood hurayaashi dhulka lahaa ayaa waxay isla markiiba warbaahinadii u sheegeen in Alshabaab hubaysan iyo rag si gaar ah u tababareen ku so duleen dhinaca Canfarta oo ay dad ku layeen waa been iyo probagaanta iska cad,