Shacabkii Reer Biki oo uu Muujiyey Walaahood reer Cundhufo sidday uga xun yihiin gumaadka(Sawirro)

Waxaa saaka waabarigi ka dhacay  Degmada Biki ee Gobolka Sitti  Bannaabax nabadaysan oo ay shacabka reer Biki Ku muujiyay sidday uga xunyihiin Gumaadka loo gaystay Shacabka walaalohood ee reer Cundhufo , waxay Codsanayaan in si degdeg ah looga dul qaado maleeshiyadda Canfarta ee shacabka Gumaaday

Sidoo kale waxay tacsi iyo ducaba udireen Dadkii shalay sidda gardarada ah lagu laayay iyo eheladoodi ,waxay Ku dhawaaqayaan Dhammaan soomaali baan nahay Gumaadka Dhuunyar iyo daymeeyd ka socda yeeli mayno , maleeshiyadda Canfartu Deegaankoogi haku noqdaan .

Waxaa kamid ah shacabkii shalay lagu gumaaday magaalada cundhufo Caruur 4 jir ah iyo dad Waayeel ah oo aan waxba galabsan oo Guryohooga loogu tagey laguna laayay

Si ayna marlabaad niigu dhicin xaaladdani Dhuunyar iyo daymeeyd dhammaan waa inay si nabadaysan iskaga saaraan maleeshiyada Canfarta ee marna gumaadi marna maamuli.

L’image contient peut-être : 8 personnes, personnes souriantes, personnes debout, foule, ciel et plein air

L’image contient peut-être : 7 personnes, foule et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus, ciel et plein air

L’image contient peut-être : une personne ou plus et personnes qui dorment

L’image contient peut-être : une personne ou plus, personnes assises et intérieur