Shirkii nabadaynta beelaha wada dhashay ee Jaarso & Gari ee magaalada Diri-dhaba.

 

 

 

Shirka nabadaynta oo fumay bishi december 2018 ,ee ka furmay qabalaha marmaase degmada shiniile ee gobolka sitti,
Gaar ahaan xaruunta waadiga agoonta ee marmaarsa
Waxa shirka lagu dhexdhaadinayay labada beelood ee kala ah Gari & Jaarse
Waxaa u joogay Garaaddada salaadinta duqayda Soomaalida
Hase yeeshee waxaa
Gogosha fidiyay Ogaaska Beesha Ciise ee Ugaas Mustafe Maxamad
Waxa kale oo goob joog ahaa xuno ka socdo maamulka DDS(Soomaali State)
Laba todobaad ee uu wada xaajood socday waxaa lagu soo gunaanaday
Soo afjarida collaaddi u dhaxaysay labada beelood Gari & jaarse
Ka dibna way balan qaadeen inay u hogaansamayaan go aanada ay gaadheen guddiga dhexdhexaadinta labada gees.

Shirkii nabadaynta beelaha Jaase & GariShirka nabadaynta oo fumay bishi december 2018 ,ee ka furmay qabalaha marmaase degmada shiniile ee gobolka sitti,Gaar ahaan xaruunta waadiga agoonta ee marmaarsa Waxa shirka lagu dhexdhaadinayay labada beelood ee kala ah Gari & JaarseWaxaa u joogay Garaaddada salaadinta duqayda somaalida Hase yeeshee waxaa Gogosha fidiyay Ogaaska Beesha Ciise ee ogaas mustafe maxamadWaxa kale oo goob joog ahaa xunbo ka socdo maamulka DDSLaba todobaad uu wada xaajood socday waxaa lagu soo gunaanaday Soo afjarida collaaddi u dhaxaysay labada beelood Gari & jaarseKa dibna balan qaadeen inay u hogaansamayaan go aanada ay gaadheen guddiga dhexdhexaadintaXagan ka daawo

Slået op af Ina Sitti i Onsdag den 2. januar 2019