Daawo: Shirkii Isbahaysiga ururka SCF ee Magaalada Diri-Dhaba.

waxaa shir balaadhan ku qabtay magaalada Diri-Dhaba isbahaysiga urur Siyaasadeedka Soomaaliyeed ee xoriyada (SCF).

Gudoomiyaha JWXO ayaa shalay gaadhay magaalada Diri-dhaba asaga oo ay ku weheliyaan madaxda isbahaysiga SCF.

Hooska daawo maqal iyo muuqaal