Barakicin xoogan oo ka socota Galbeedka Sitti(Sawirro)

Dagaalkii galbeedka gobolka Sitti oo saacad walba yeelan waji cusub tan iyo maalintii shalay wuxuu dagaal xoog leh u dhaxeeyaa Liyuu Booliska is maamulka Canfarta iyo shacab aan hubaysnayn dagaalku wuxuu si toos ah uga socda magaalooyinka kala ha;Cadaytu Cundhufa iyo Dan-lahey.
Weeraro joogta oo habeen iyo maalin aan kala lahayn ayaa lagu haya dad shacab ah oo masaakiin ah,dagaalkan cusub waxaa ay is maamulka Canfartu uga dan leeyihiin in ay ku barakiciyaan shacabka ku magaalooyinka aan soo sheegnay si uga hor tagaan wafdi is dhaf ah oo la sheegey in ay dawladda fedaraalku usoo dirayso si ay wax uga ogaadaan rabitaanka shacabkan Soomaaliyeed ee ku dulmaan degankoogga.
Sidda ka muuqata sawirradda waxaa duleedka magaalooyinka daadsan dadkii shacabka ahaa ee Soomaaliyeed oo ay si badheedh ah uu barakiciyeen Liyuu booliska Canfartu.

Maamulkii Soomaali-State ee uu Madaxweyne Mustafe Cagjar hoggaanka u yahay ayaa ilaa hada la hayn meel ay jaan iyo cidhib dhigeen iyo sababta ay shicibkooga uga dhuunteen dhibta uu ka hayo is Maamul la mid ah.

Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.

Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.

Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.

Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.

Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.Sawirka Barbaarta Dire Dawa & Siiti State.