Daawo Ficiladda Foosha-xun ee Liyuu Booliska Canfartu ka geystay Magaalada Dan-Lahey(Sawirro)

Maleeshiyaadka is maamulka Canfarta ayaa magaalada Dan-Helay ka geystay ficilo waxashanimo ah waxay dhamaan gubeen magaalada waxay barakiciyeen dhamaan shacabkii dagana ee Soomaaliyeed waxaa yaab ah magaaladan Dan-Helay kuma jirto dhulka ay Canfartu ku andacoonayaan in iyagga lagu daray ee waa magaalo ka tirsan Soomaali-State waxayna hoos timaad degmada Afdem,arrintaas waxay ku tusin cadaawadda is maamulka Canfartu u qabo Soomaalidda.

 

Sawirka Maxamed Sh Cumar.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.