Daawo:Muqaal Qurux badan dhaqanka Soomaalida iyo Gabdhaha reer Diridhaba.

 

Magaalada Diridhaba oo ah magaalada ugu wayn dhulka Soomaaliyeed ee ku Hoos Jira mamulka Itoobiya oo ay kuwada noolyihiin Qomiyada kala duwan, ayay dhalinta Soomaaliyeed Gaar ahaan Gabdhuhu muujiyaan mar kaste sidda ay ugu Faanaan uguna Faraxsanyihiin dhaqankooda ma Guuraanka ah e muqaal Hidaha & dhaqanka Gabdhaheena ah Halkan Kadaawo.