Qulqulatooyin Qowmiyadeed laga soo sheegi magaalada Diri-dhaba.

Magaalada Diri-dhaba ayaa xaalad degdeg ah gashay ka dib markii qulqulatooyin qowmi ahi mar kale ka  qarxay magaalada . Waxaa la soo wariyey  in iska horimaadku aad u ba’ani ka jiro maagaalada xaalad degdeg ah an ay ku jirto.

Qoowmiyadda Axmaaradda oo maal maah ahanba ku jirtay xos diimeedyo iyo dhoolatus siyaasadeed daandaansi u muuqday ayaa la sheegayaa inay dagaal ku qaadday Soomaalida halkaasna waxaa ka billowday isku dhac.

Waxay wararku intaas ku darayaan in oromaddina la soo safatay  u soo hiilisay axmaarada, dagaal laba geesood ah na soomaalida lagu soo qaaday.

Ka dibna ciidamadda amaanka ayaa arinta soo fara gashay waxayna siddi caadada u ahayd rasaas ku fureen Soomaalidi.

Dire dawa police and armabatana shooting somali people only hhhh we never forget that action

Slået op af Kacanka Barbarta Diridhabe i Tirsdag den 22. januar 2019