Soomaalida Magaalada Diri-dhaba Maxay Galabsatay?(Sawirro)

Shicibkii Soomaaliyeed ee Magaalada Diri-dhaba yaa waxaa la soo daristay dagaal aan sabab lahayn oo lagu xalaalaystay handitoodi iyo naftoodiba dhibaatada oo dhamaan la, ilaa dhwrkii maalmood ee la soo dhaafay waxay ka soo bilaameen isku dhacyo la sheegey in ay soo abaabuleen dad leh dano gaar ah oo ka tirsan qowmiyadda Amxaarka.

Isku dhacaas ayaa isku badalay dagaal toos ah oo Soomaalida magaalada lala beegsan,iyadoo ay gacan ku siinayaan ciddamada fedaraalka ee Itoobiya oo si badheedh ah uga qayb qaadeen boobka handidda iyo dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee magaalada.

Ilaa hadda oo dagaal socdo maalinti 3 aad ma jirto cid ka hadashay ama wax ka qabatay dhibta shacabka soo gaadhay.

Sawirka SDM.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.

Sawirka Dhalinta gobolka shiniile.