Daawo;Xalaad Xanuun Badan oo lagu arkay Magaalada Garba-Ciise

 

Halkani waa Magaalada Garba-Ciise ee galbeedka fog Gobolka Sitti ,waxay kamid tahay Degaanada G’odoonsan ee maamulka Canfarta laga iibiyay .Dadkan video ga iniiga muuqdo waa 4 Qof waxay degta kusidaan Qof bukaan ah oo socon karayn , ma haystaan Baabuur Ambulance ah oo qofkii meelaha fogfog waxku noqdo usoo qaado (waxay kusidaan Rarab/qoryo geedaha lagasoo gooyay ay wax dul dhigeen) Mana haystaan Dhakhtar iyo meel lagu daweeyo .

Guud ahaan shacabka Deegaanada Cundhufo, Cadayti iyo Garba-Ciise iyo dhammaan Dhul baaxad wayn oo xuduuda Jabuuti ee dhanka Dikhil xigo kasoo bilaamo ilaa Duleedka magaalada Hawash ku teedsan ,waxay Ku yaalliin oo dhex marto wadada madaw ay Itoobiya wax walba usoo maraan , maalin iyo habeen ba waxaa dhex marto boqolaal Baabuur ah oo sido , Qalabkii aafimaadka Raashin ,qalab dhisme ,shidaal ,Hub iyo dhammaan waxa ay shacabka Itoobiya ku noolyihiin ee jabuuti ugasoo dego ,

Nasiib Darro waxaa oodhan ee shacabkaa dhex maraayo waxba kama dheefsan , waxay sanado badan kunoolyihiin nolol liidato ,ma haystaan Baambado ay Biyo ka cabaan,booyado kufilanna haba sheegin waxaana dhex maro Qalabkii Biyaha lagu qodaayay ,mana haystaan Waxbarsho hoose iyo mid dhexe ama sare ba habayaraate hadana waxaa dhex maro Qalabkii Schoolada ayka qatanyihiin ,mana haystaan Caafimaad daawooyin iyo daryeel habayaraate hadana waxaa dhex maro dhammaan Qalabkii iyo daawooyinkii Caafimaadka ee shacabka Itoobiya oodhan loosoo dejiyo. Mana haystaan nolol ama Raashin ay sifiican ugu noolaadaan ganacsi isaga haba sheegin hadana waxaa maalin iyo habeen dhex marto boqolaal Baabuur oo ganacsi iyo Raashin kii Itoobiya oodhan sido. Wayna ka daranyaysanyihiin , waxaa intaa udheer in hubkii Dawladdu lasoo degaysay ee iyaga dhex maraayay intoo Maamulka canfarta loosoo dhiibo lagu gumaado shacabkaa, balse ciidamada Itoobiya ee Baabuurka isjiidka ah uun eeganina wax qiime ah oo xattaa baniiaadamnimo ah siinin Dadkan Mararka qaarna toogasho ugu darto

Waxaa intaa udheer in lagu dheeldheelo ay dad dano gaar ah oo liito dooni ku celceliyaan Dadkaasi Horawmar iyo nolol bay haystaan ama maamulka Canfartu nolol Fiican buu inoo hayaa ee ogolaada , Nin si uu ganacsi ama hanti uhelo nolosha Dadkiisa inay dhulka ka dabar-goaan loogu talagalay ka doorbidi Diinta iyo Dadnimada uu nii sheeganaayo waa wax iswaydiin leh ,waa in si adag la iskaga qabtaa

#Waxaan kula talinaynaa Dawlad deegaanka Soomaalidu inay si degdeg ah shacabkaa ugaadhsiiyay waxay noloshooda ku badbaadiyaan waana in lagusoo cesho dadkoogii iyo Deegaankoogi sida beenta ah looga g’odoomiyay , Dawladda federal ka ee Dadkan silica baddayna waa inay si dhaqso ah ujoojiso baabi’inta iyo barakicinta qorshaysan ee sanadaha badan lagu noolaysiiyay shacabkan xuquuqdoodiina degdeg usiiso
✍️Nageeye Laba’Doon

Hoos Ka Daawo Muuqaal xanuun badan

Share

#Fadlan Aakhri oo usamir unasii faafi dhibaatada haysato walaalahaHalkani waa Magaalada Garba-Ciise ee galbeedka fog Gobolka Sitti ,waxay kamid tahay Degaanada G'odoonsan ee maamulka Canfarta laga iibiyay .Dadkan video ga iniiga muuqdo waa 4 Qof waxay degta kusidaan Qof bukaan ah oo socon karayn , ma haystaan Baabuur Ambulance ah oo qofkii meelaha fogfog waxku noqdo usoo qaado (waxay kusidaan Rarab/qoryo geedaha lagasoo gooyay ay wax dul dhigeen) Mana haystaan Dhakhtar iyo meel lagu daweeyo .Guud ahaan shacabka Deegaanada Cundhufo, Cadayti iyo Garba-Ciise iyo dhammaan Dhul baaxad wayn oo xuduuda Jabuuti ee dhanka Dikhil xigo kasoo bilaamo ilaa Duleedka magaalada Hawash ku teedsan ,waxay Ku yaalliin oo dhex marto wadada madaw ay Itoobiya wax walba usoo maraan , maalin iyo habeen ba waxaa dhex marto boqolaal Baabuur ah oo sido , Qalabkii aafimaadka Raashin ,qalab dhisme ,shidaal ,Hub iyo dhammaan waxa ay shacabka Itoobiya ku noolyihiin ee jabuuti ugasoo dego ,Nasiib Darro waxaa oodhan ee shacabkaa dhex maraayo waxba kama dheefsan , waxay sanado badan kunoolyihiin nolol liidato ,ma haystaan Baambado ay Biyo ka cabaan,booyado kufilanna haba sheegin waxaana dhex maro Qalabkii Biyaha lagu qodaayay ,mana haystaan Waxbarsho hoose iyo mid dhexe ama sare ba habayaraate hadana waxaa dhex maro Qalabkii Schoolada ayka qatanyihiin ,mana haystaan Caafimaad daawooyin iyo daryeel habayaraate hadana waxaa dhex maro dhammaan Qalabkii iyo daawooyinkii Caafimaadka ee shacabka Itoobiya oodhan loosoo dejiyo. Mana haystaan nolol ama Raashin ay sifiican ugu noolaadaan ganacsi isaga haba sheegin hadana waxaa maalin iyo habeen dhex marto boqolaal Baabuur oo ganacsi iyo Raashin kii Itoobiya oodhan sido. Wayna ka daranyaysanyihiin , waxaa intaa udheer in hubkii Dawladdu lasoo degaysay ee iyaga dhex maraayay intoo Maamulka canfarta loosoo dhiibo lagu gumaado shacabkaa, balse ciidamada Itoobiya ee Baabuurka isjiidka ah uun eeganina wax qiime ah oo xattaa baniiaadamnimo ah siinin Dadkan Mararka qaarna toogasho ugu dartoWaxaa intaa udheer in lagu dheeldheelo ay dad dano gaar ah oo liito dooni ku celceliyaan Dadkaasi Horawmar iyo nolol bay haystaan ama maamulka Canfartu nolol Fiican buu inoo hayaa ee ogolaada , Nin si uu ganacsi ama hanti uhelo nolosha Dadkiisa inay dhulka ka dabar-goaan loogu talagalay ka doorbidi Diinta iyo Dadnimada uu nii sheeganaayo waa wax iswaydiin leh ,waa in si adag la iskaga qabtaa#Waxaan kula talinaynaa Dawlad deegaanka Soomaalidu inay si degdeg ah shacabkaa ugaadhsiiyay waxay noloshooda ku badbaadiyaan waana in lagusoo cesho dadkoogii iyo Deegaankoogi sida beenta ah looga g'odoomiyay , Dawladda federal ka ee Dadkan silica baddayna waa inay si dhaqso ah ujoojiso baabi'inta iyo barakicinta qorshaysan ee sanadaha badan lagu noolaysiiyay shacabkan xuquuqdoodiina degdeg usiiso✍️Nageeye Laba'Doon#Share

Slået op af Barbaarta Dire Dawa & Siiti State i Mandag den 28. januar 2019