Xog Muhiim ah ka ogoow Xaalada Jeelasha Maamulka Canfarta

Waa Sheikh Cabdillahi Buux Oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee sidda xaqdarrada ah ugu xidhnaa jeelasha maamulka Canfarta oo isaga Iyo Saddex kala oo maxbuus ay dhawaan kasoo baxay Jeelka wuxuuna  inooga Xog waramaaya xaaladda guud ee ay ku jireen walina in badan si dulmiga ah ugu xidhan yihiin cid war ka haysina ay jirin.

Dawlada dhexe iyo cid walbay khusaysaba waxaan ugu baaqaynaa inay si dhaqso ah ugasoo dayso Xabsiyada maamulka Canfarta Shacabka Soomaaliyeed ee xaqdarrada iyo awood sheegashada mudada badan loogu haysto.

Aduunka haddi laga maqli jireen jeel Ogaadeen waxaa maanta ka jira galbeedka gobolka Sitti wax aan ugu yeedhi karno Jeelal-Ciise oo ku kala baahsan is maamulka Canfarta gaar ah degmooyinka lagu kala daray magaalooyinka Garba-ciise,Cundhufa,iyo Cadaytu, degmooyinka oo kala Barta,Gawaani,iyo Loogia, 3aad degmo mid kaste waxaa ku xidhan dad Soomaaliyeed oo qaarkood yihiin Hooyooyin caruur haysta

                                  Daawasho wacan

Sheikh Cabdillahi Buux Oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed ee sida xaqdarrada ugu xidhnaa jeelasha maamulka Canfarta oo (isaga Iyo Saddex kala) dhawaan kasoo baxay Jeelka oo inooga waramaayo xaaladda ay kujireen walina inta dulmiga kuxidhani kujiraan Daawasho wacan , siina faafi #Dawlada dhexe iyo cid walbay khusaysaba waxaan ugu baaqaynaa inay si dhaqso ah ugasoo dayso Xabsiyada maamulka Canfarta Shacabka Soomaaliyeed ee xaqdarrada iyo awood sheegashada mudada badan loogu haysto

Slået op af Nageeye Laba'Doon i Lørdag den 2. februar 2019