Daawo Muhiimada dhulka Sitti ee ay Canfarto xooga ku rabto

Waa Magaalooyinka Garba-Ciise, Cadayti iyo Cundhufo . Waxaa magaala walba badhtamaha ka dhex mara Wadada loo yaqaan wadada madaw oo dhammaan shucuubta Itoobiya waxay ku nooshahay oodhan ,Cunto ,Qalab , gaadiid iyo wax kaste oo Tikadda Jabuuti ugasoo dego Soo maraan.

Nasiib Darro hadana waa shacabka ugu Nolosha liita Itoobiya , Gaadiidkaa cunto iyo Qalab waxa saaran iska daa inay dheefsadaane Biyo la Cabo mahaystaan Booyad iyo ceelal Lagun rafaadiyo iyay wax ka helaan .marna ka waayaan ay qadaan

Kudarsoo Ciidamadaa Wadada daqiiqad kama faaruqaan waxay 24ka saac ba ilaaliyaan Baabuurtaa Raashinka iyo Qalabka sidda hadana hortooda iyaa lagu laayaa shacabkan waxna Kama qabtaan ,balse iyagaaba ugusii Daro dhibaatayn , Maantana markuu shacabkii lagusoo duulay simidaysan iskaga difaacay iyay Ku sasabayaan Maamulka canfarta ha diidina iyo sheeko munaafiqnimo oo Dullayn ah.

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanadaa ku dhaqan go,aan midaysan bay ka qaateen inay Mar dambe sasabasho been ah hadhawna gumaad lagusoo cesho ay Aqbalayn . Xuquuqdoodana ka hadhayn.

Waa Magaalooyinka Garba-Ciise, Cadayti iyo Cundhufo . Waxaa magaala walba bartamaha ka dhex marto Wadada madaw oo dhammaan shucuubta Itoobiya waxay ku nooshahay oodhan ,Cunto ,Qalab , gaadiid iyo wax kaste oo Tikadda Jabuuti ugasoo dego Soo maraan , Nasiib Darro hadana waa shacabka ugu Nolosha liito Itoobiya , Gaadiidkaa cunto iyo Qalab waxa saaran iska daa inay dheefsadaane Biyo la Cabo mahaystaan Booyad iyo ceelal Lagun rafaadiyo iyay wax ka helaan .marna ka waayaan ay qadaan Kudarsoo Ciidamadaa Wadada daqiiqad kama faaruqaan waxay 24ka saac ba ilaaliyaan Baabuurtaa Raashinka iyo Qalabka siddo hadana hortooda iyaa lagu laayaa shacabkan waxna Kama qabtaan ,balse iyagaaba ugusii Daro dhibaatayn , Maantana markuu shacabkii lagusoo duulay simidaysan iskaga difaacay iyay Ku sasabayaan Maamulka canfarta ha diidina iyo sheeko munaafiqnimo oo Dullayn ah#Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanadaa kudhaqan goaan midaysan bay ka qaateen inay Mar dambe sasabasho been ah hadhawna gumaad lagusoo cesho ay Aqbalayn . Xuquuqdoodana ka hadhayn

Slået op af Nageeye Laba'Doon i Tirsdag den 5. februar 2019