Magacyada 40-ka xubnod ee Gudiga Xadaynta Xuduudaha iyo Jinsiyadaha Itobiya.

 

Barlamaanka dalka Itobiya ayaa shalay Ansixiyay Laba Gudi oo cusub oo Qomiyadaha Oromada iyo Xabashidu dana-gaara kaleeyihiin, Gudiyadan oo kala ah Gudiga dib u Heshiisiinta iyo Gudiga Xadaynta Xuduudaha & Jinsiyadaha ayaa ah dhamaantood Oromo iyo Xabashi marka laga reebo 3 & 4 shakhsi oo Qomiyadaha kala kasoo Jeeda.

Gudiga Xadaynta Xuduudaha iyo Jinsiyadaha oo ah Gudi Halis badan kaga imaanayso Qomiyada Somaalida oo dhul balaadhan ay ku muransan yihiin Qomiyadaha Oromada iyo Canfarta, ayaa sida muuqata waxaa kujira Hal Shakhsi oo kaliya waxaana Halkan idiinku soo Gudbinaynaa magacda Gudigaasi oo ka kooban 40-xubnood.

1. Dr Mulatu Tashome-.Madaxwaynihii hore
2. Dr Asssefa Fasiha..Jaamacada AAU
3. Dr Dawit Wondemagegn. Jamacada AAU 
4. Profoser Tilahun Engidha….Jamacada AAU
5. Profoser Yisahaq Assefa…….
6. Dr Tassew Gebre…Madaxwayne Hor. Jamac
7. W/ro Ma’aza Biru….. Wariye
8. SHAMSA DIIN AHMED……Ambasador
9. Dr Obange Meto………Activist
10. Dr Mesfin Araya……..Dhakhtar Ilkaha
11. W/ro Amarech Agdaw….. la taliye
12. Ustad Abubakar Ahmed.Ku/Golaha/Ar/islam
13. Prof.Wolde Amlak….Bare jamacada AAU
14. Dr Nigasa Gidada… madaxwaynihii hor.Dalka
15. W/ro. Rael Makuriya….
16. Dr Yakub Arsano……Jamacada Addiss(AAu)
17. Dr Aragawi Barhe…..Siyaasi
18. Dr Demeke Achesow.Jamacada Addis(AAU)
19. Dr kasahun Berhanu .Jamacada Addiss(AA)
20. Prof.Gebru tarekegn…Siyaasi
21. Dr Yackub Heylemariam….Siyaasi
22. Dr Bekele Bulado.. Masul hore ee shirkada METEC
23. Ato Lenjo Lata…..Siyaaasi
24. Prof.Marara Gudina…..Jamacada Addiss
25. Ato Ander kachew Dege….Siyaaasi
26. Ato Gudata Galja…….
27. Ato Abate Ishite……Siyaasi
28. Dr Dawlos Lika……..Xirfadle cafimad
29. Ato Berhanu Tesfaye……Xirfadle caafimad
30. Pro. Fasihadin Mengestu… jamacada AAu
31. Dr Abera Degafe……………Macalin
32. Pro.Bekele Gutama…..Jamacada AAU
33. Ato. shiwas Asefa……Siyaaasi
34. Ato Wubashat Mulat…Sharci yaqaan.
35. Prof. Bakale Katama
36. Ato Fantahun Ayanow
37. W/ro. workenesh Daba
38. Dr Dawit Mokenen
39. Dr Berhanu Belay
40. Ato Zegaye Asfaw