Daawo:Siyaasiga ruuga cadda-ga ah ee Buux Xusein Laxdil oo kadigay Halista Gudiyada cusub ee Itobiya.

 

Siyaasiga ugu caansan DDS ama Soomaali-State mudane Buux Xuseen Lax-dil ayaa sheegay in 2-da Gudi ee Baarlamaanka Itoobiya uu Ansixiyay loo sameeyay in dhulka Soomaalida si indha-sarcaad ah loogu dhaco, waxaana mudane Buux uu Fariin dhiilo xambaarsan u diray Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee madaxdooda e, Halkan Hoose kadaawo.