Dhibanayaasha Dan-lahelay is Garab taag bey u Baahan yihiin(Sawiro)

 

 

Qabalaha Dan-Laheley oo kamid ah meelihii amaa Dhulki maleeshiyaadka canfartu ficilada foosha xun ka fuliyeen  oo saxaafadu isha soo marisay Dhamaan magaalada waa la wada Gubey  ku dhawaad 13kun oo qoys oo ku noola way ka barakaceen magaalada.
inkastoo Maalmahan dambe Dowladdu Adeeg yar oo dhiig joojis ah  ayaa la gaadhsiiyay Waanu ku Boogaadineyna talaabada

Balse Dhibta meesha yaal ay ah mid Dowladda oo qudhaatey horey wax uga qaban karin.

Dad aya na weydiiyay sidee ku caawina Shacabka Go’odoonson sida daradeed waxaa nala Gudboon inaanu sameyno meel wax lagu uruuriyo .
Tallaabada ugu Horeysa Qaaran ururis haa loo sameeyo .
Accountyo lacagaha lagu soo diro mid International iyo Kuwo National ah haa la sameeyo .
Waxaan jeclaan laha In Guddi Aamin iney is xil qaadaan ay arrinka galaan.

Tallaabadan Dan-laheley Oo qudhaatey ku Koobnaan meyso ila marka dambe waxey ino sahli inaanu meelkaste ay dhib kajirto aan caawino.

Sawirka Ismaaciil Geedi.

Sawirka Ismaaciil Geedi.

Sawirka Ismaaciil Geedi.

Sawirka Ismaaciil Geedi.

Sawirka Ismaaciil Geedi.