Daawo sawirradda iyo Video-yogga dibad baxyo ka dhacay magaalada London.

Qurba joogta reer Sitti iyo Soomaalida ku dhaqan dalka Ingriiska ayaa maanta dibad baxyo lagu diidan yahay gabood falka ka socda meelo ka mid ha is maamulka Soomaali-State ka hor dhigey safaaradda dawlda Itoobiya ku leedahay magaalada London ee cariga Ingriiska.

Dibad baxayaasha oo ku dhawaaqaayey Cadaalad sidayna boodhadh oo ku qornaayeen Eriyo iyo Sawirro muujin dhibaatada ay is maamulka canfartu ku hayaan shacabka Soomaaliyeed Sidda magaalada Diri-dhab Mooyaale,baabili,Tuli-Guuleed,iyo degmooyinka sidda shacri daradda ah loo raacshay is maamulka canfarta.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.

Sawirka Garbo Media Network.

Speak up for the somalians in ethiopia !

Slået op af Maalika Omar i Torsdag den 14. februar 2019