Daawo Deeq Dawooyin ah oo la soo gaadhsiiyey degmooyinkii Dulmana

Go’doon badan kadib Xafiiska Caafimaad (Sitti Hospital) ee Kuyaalo magaalada Biki uu hogaaminaayo Maareeyaha Hospital ka Biki, aya deeq daawooyin aad ubadan ah gaaadhsiiyay Magaalada Garba-Ciise .
Daawooyinkan ooy shacabka go’doonsanaa aad ugu bogeen laguna badbaadin doono Shacabka Deegaanada Garba-Ciise iyo agagaarkeega kudhaqan ee dhibtu ku dul habsatay .

Geesiyaashu isma qariyaan Aadbaan ugu Hambalyeynaynaa Dr Yuusuf Wasiirka xafiiska Caafimaad ka Dawlad Deegaanka Soomaalida iyo shaqaalihiisa gaar ahaan Maareeyaha (Sitti Hospital) Magaalada Biki Cabdalla Daahir Aadan oo run ahaantii ah Geesiyaal aan qarsoonayn ah.
Tan iyo maalinki dhibtu shacabka qasbatay is garab taag u muujiyeen iyo Cawimaad inti ay awoodeen .

Waxaa ka codsaneyna dowladda Federal ka iyo midda deegaanka Somalida in shacabka ““Cadayti Cundhufo iyo Garba-Ciise“ ee meel na ka tirsaneyn , tira-koob na fooda inagu soo hayo in meel loo rido oo laga daayo madmadowgan meesha ku aasan .
Bulsdhada Ku dhaqan Galbeedka Sitti oo in badan silic iyo rafaad ku noola hadey noqoto wax barash, cafimaad …iwm ayaa waxba ka helin maamulkii hor ay ka tirsanayeen waxaan ugu baqeyna dowladda deegaanka Somalida iney Adeeg waafi ah gaadhsiiso oo ka jawaabiya qeybaha aan soo sheegay .

Go’doon badan kadib Xafiiska Caafimaad (Sitti Hospital) ee Kuyaalo magaalada Biki uu hogaaminaayo Maareeyaha Hospital ka Biki, aya deeq daawooyin aad ubadan ah gaaadhsiiyay Magaalada Garba-Ciise .
Daawooyinkan ooy shacabka go’doonsanaa aad ugu bogeen laguna badbaadin doono Shacabka Deegaanada Garba-Ciise iyo agagaarkeega kudhaqan ee dhibtu ku dul habsatay .

Slået op af Ismaaciil Geedi i Lørdag den 16. februar 2019