DAAWO: Siyaasiyiin Caan ka ah Somalia Oo War Kaso Saaray Khilaafka Culus ee Kenya & Somalia

Siyaasiyiinta xilalka hayo iyo kuwa horay uga soo qabtay dawladihii dalka soo maray ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa siyaabo kala duwan waxa ay uga hadleen go’aankii kasoo baxay Dowladda Kenya oo ay xidhiidhka Diblumaasiyadeed ugu jartay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Kenya ayaa u yeedhtay safiirkeeda kajooga Soomaaliya soona erisay Safiirkii Soomaaliya ee dalkaas,waxaana ay ku sababeysay in dawladda Federaalka Soomaaliya ay ku xad gudubtay xaduud badeedkeeda,isla markaana ay suuq geysay qeyb ka mid ah badeeda si shidaal looga baaro.

HALKAN HOOSE KA DAAWO: